Xildhibaan Faadumo Geeddi oo la ganaaxay kadib markii Xildhibaano u qeybisay Nacnac

Baarlamaanka dalka Kenya ayaa laga mamnuucay in hal fadhi kasoo qeyb gasho xildhibaanad Faadumo Geedi oo katirsan xildhibaanada laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Xildhibaan Faadumo Geedi ayaa lagu eedeeyay in xildhibaanada Kenya xarunta gudihiisa ugu qeybisay nanac qoray, si ay Xildhibaanada uga helaan sonkor iyo tamar maadaama saacado badan doodayeen. Waxa … Continue reading Xildhibaan Faadumo Geeddi oo la ganaaxay kadib markii Xildhibaano u qeybisay Nacnac